Qaamuuska Asalka
caynso
(-saday, -satay)Falg3
Macnaha
1. Hanti, caymis ka diiwaan gashasho. 2. Rati, cayn ku xirasho. 3. Hanti, dhibaato ka badbaadsasho.
Erayo la-mid ah
cayn1. Xarig isaga gudbo labada dhinac, oo rarka ku adkeeya gaad…cayn1. Nooc; jaad. 2. Si, hab, qaab. 3. Keyn, dhul jiq ah oo dhi…caynDir naxweed ku shaqa leh in ay kala saarto labka iyo dheddig…caynaanSuun xakamaha labadiisa dhinac ku xiran oo gammaanka lagu du…caynaaniCid caymo siin.caynaansheCaymiye.caynabC. ah: midab madow oo farduhu yeeshaan.cayngeriTinta saynta geriga oo lagu xirto qaansada qorigeeda, badana…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
