Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cayn

(-yman, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Xarig isaga gudbo labada dhinac, oo rarka ku adkeeya gaadiidka nafleyda ah. 2. Magac carbeed xarafka 'c'.

Erayo la-mid ah

caynaanSuun xakamaha labadiisa dhinac ku xiran oo gammaanka lagu du…caynaaniCid caymo siin.caynaansheCaymiye.caynabC. ah: midab madow oo farduhu yeeshaan.cayngeriTinta saynta geriga oo lagu xirto qaansada qorigeeda, badana…caynsan1. Wax caymiska ka diiwaan gashan ahaansho (hanti). 2. Wax c…caynsanaanld caynsanaansho.caynsanaansho/dh ld caynsanaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms