Qaamuuska Asalka
caynaani
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Cid caymo siin.
Erayo la-mid ah
cayn1. Xarig isaga gudbo labada dhinac, oo rarka ku adkeeya gaad…cayn1. Nooc; jaad. 2. Si, hab, qaab. 3. Keyn, dhul jiq ah oo dhi…caynDir naxweed ku shaqa leh in ay kala saarto labka iyo dheddig…caynaanSuun xakamaha labadiisa dhinac ku xiran oo gammaanka lagu du…caynaansheCaymiye.caynabC. ah: midab madow oo farduhu yeeshaan.cayngeriTinta saynta geriga oo lagu xirto qaansada qorigeeda, badana…caynsan1. Wax caymiska ka diiwaan gashan ahaansho (hanti). 2. Wax c…

