Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cayilnaan

MagacFalDhexdhexaad

Macnaha

ld cayillanaan, cayillanaansho, cayilnaansho.

Erayo la-mid ah

cayilHilib iyo baruur badan oo ay nafley yeelato.cayilHilib iyo baruur badan yeelasho.cayilanWax cayilay ahaansho. ld cayillan.cayiliNafley wax cayilan ka dhigid.cayillanaansho/dh ld cayilnaan.cayilnaansho/dh ld cayillanaan.cayin1. Wax tiradooda ama noocooda si cad u sheegid. 2. U c.: qof…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms