Qaamuuska Asalka
cayilan
(-lnaa, -lnayd)Falmg4
Macnaha
Wax cayilay ahaansho. ld cayillan.
Erayo la-mid ah
cayilHilib iyo baruur badan oo ay nafley yeelato.cayilHilib iyo baruur badan yeelasho.cayiliNafley wax cayilan ka dhigid.cayillanaansho/dh ld cayilnaan.cayilnaanld cayillanaan, cayillanaansho, cayilnaansho.cayilnaansho/dh ld cayillanaan.cayin1. Wax tiradooda ama noocooda si cad u sheegid. 2. U c.: qof…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
