Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cayil

MagacLafdheeri

Macnaha

Hilib iyo baruur badan oo ay nafley yeelato.

Erayo la-mid ah

cayilanWax cayilay ahaansho. ld cayillan.cayiliNafley wax cayilan ka dhigid.cayillanaansho/dh ld cayilnaan.cayilnaanld cayillanaan, cayillanaansho, cayilnaansho.cayilnaansho/dh ld cayillanaan.cayin1. Wax tiradooda ama noocooda si cad u sheegid. 2. U c.: qof…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms