Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cawlwareershe

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Geednagaar leh miro kuuskuusan, caleemo yaryar iyo laamo jiljilicsan, oo nafleyda daaqda ay ku wareerto. 2. Miraha caduurka inta aanay bislaan. ld cawlawareershe.

Erayo la-mid ah

cawl1. Ugaarta waaweyn jaad ka mid ah, leh midab casaan xigeen a…cawl1. Midab casaan xigeen ah. 2. Cawsha keeda lab.cawlanWax midab cawl ah leh ahaansho. ld cawllan.cawlikudhashay1. Xilli bartamaha guga ah oo roob badan da'o. 2. Roob badan…cawllanaansho/dh ld cawlnaan.cawlnaanld cawllanaan, cawllanaansho, cawlnaansho.cawlnaansho/dh ld cawlnaan.cawlo.2. Cawl dhaddig ah.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms