Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cawlikudhashay

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Xilli bartamaha guga ah oo roob badan da'o. 2. Roob badan oo xilliga gu'ga bartamihiisa da'a. ld cawlikudhal.

Erayo la-mid ah

cawl1. Ugaarta waaweyn jaad ka mid ah, leh midab casaan xigeen a…cawl1. Midab casaan xigeen ah. 2. Cawsha keeda lab.cawlanWax midab cawl ah leh ahaansho. ld cawllan.cawllanaansho/dh ld cawlnaan.cawlnaanld cawllanaan, cawllanaansho, cawlnaansho.cawlnaansho/dh ld cawlnaan.cawlo.2. Cawl dhaddig ah.cawlwareershe1. Geednagaar leh miro kuuskuusan, caleemo yaryar iyo laamo …
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms