Qaamuuska Asalka
cawl
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Midab casaan xigeen ah. 2. Cawsha keeda lab.
Erayo la-mid ah
cawlanWax midab cawl ah leh ahaansho. ld cawllan.cawlikudhashay1. Xilli bartamaha guga ah oo roob badan da'o. 2. Roob badan…cawllanaansho/dh ld cawlnaan.cawlnaanld cawllanaan, cawllanaansho, cawlnaansho.cawlnaansho/dh ld cawlnaan.cawlo.2. Cawl dhaddig ah.cawlwareershe1. Geednagaar leh miro kuuskuusan, caleemo yaryar iyo laamo …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
