Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

caweys

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka oo habeenkii lagu so jeedo. 2. (-syo, m.dh) Baar muusiga laga tumo oo habeenkii dhallintu ku soo jeeddo. 3. ld caweyn.

Erayo la-mid ah

caweeHabeenka gelinkiisa hore sheeko, ciyaaro iwm waqti isku dhaa…caweeranQof aan indhaha si fiican wax uga arag noqosho.caweynld caweys (3).caweysinHabeenka gelinkiisa hore. ld caweysimo.caweysinHabeenka gelinkiisa hore soo jeedid.caweysindambe/dh Xilliga u dhexeeya sagaalka ilaa tobanka fiidnimo.caweysinhoraadXilliga u dhexeeya siddeedda fiidnimo ilaa sagaalka.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms