Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cawee

(-weeyay, -weysay)
Falmg2

Macnaha

Habeenka gelinkiisa hore sheeko, ciyaaro iwm waqti isku dhaafin.

Erayo la-mid ah

caweeranQof aan indhaha si fiican wax uga arag noqosho.caweynld caweys (3).caweys1. Ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka oo habeenkii lagu so jeedo…caweysinHabeenka gelinkiisa hore. ld caweysimo.caweysinHabeenka gelinkiisa hore soo jeedid.caweysindambe/dh Xilliga u dhexeeya sagaalka ilaa tobanka fiidnimo.caweysinhoraadXilliga u dhexeeya siddeedda fiidnimo ilaa sagaalka.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms