Qaamuuska Asalka
caweeran
(-rmay, -rantay; -rmi)Falmg1
Macnaha
Qof aan indhaha si fiican wax uga arag noqosho.
Erayo la-mid ah
caweeHabeenka gelinkiisa hore sheeko, ciyaaro iwm waqti isku dhaa…caweynld caweys (3).caweys1. Ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka oo habeenkii lagu so jeedo…caweysinHabeenka gelinkiisa hore. ld caweysimo.caweysinHabeenka gelinkiisa hore soo jeedid.caweysindambe/dh Xilliga u dhexeeya sagaalka ilaa tobanka fiidnimo.caweysinhoraadXilliga u dhexeeya siddeedda fiidnimo ilaa sagaalka.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
