Erayo la-mid ah
caroDareen qofka ku dhasha oo shucuurtiisa kiciya marka xumaan a…carogelid; xanaaqid; camashood.caroceliHaweenay dudday gurigeedii ku celin iyadoo la raali geliyay.carooU c.: caro dareemid.caroofiC. ah: neef geel ah, lixaad weyn, sanqaroor rogan leh.caroog1. Buun. 2. (muus.) Qalabka muusikada nooc ka mid ah oo leh …carootiCir, daruuro biyo ka buuxaan yeelasho.carowCaano, wax car yeeshay noqosho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
