Qaamuuska Asalka
caroceli
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Haweenay dudday gurigeedii ku celin iyadoo la raali geliyay.
Erayo la-mid ah
caroDareen qofka ku dhasha oo shucuurtiisa kiciya marka xumaan a…carogelid; xanaaqid; camashood.carooU c.: caro dareemid.caroofiC. ah: neef geel ah, lixaad weyn, sanqaroor rogan leh.caroog1. Buun. 2. (muus.) Qalabka muusikada nooc ka mid ah oo leh …carootiCir, daruuro biyo ka buuxaan yeelasho.carowCaano, wax car yeeshay noqosho.

