Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

caroog

(-gyo/caroog, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Buun. 2. (muus.) Qalabka muusikada nooc ka mid ah oo leh af ballaaran, cod dheerna bixiya.

Erayo la-mid ah

caroDareen qofka ku dhasha oo shucuurtiisa kiciya marka xumaan a…carogelid; xanaaqid; camashood.caroceliHaweenay dudday gurigeedii ku celin iyadoo la raali geliyay.carooU c.: caro dareemid.caroofiC. ah: neef geel ah, lixaad weyn, sanqaroor rogan leh.carootiCir, daruuro biyo ka buuxaan yeelasho.carowCaano, wax car yeeshay noqosho.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms