Qaamuuska Asalka
carcaraafsanaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld carcaraafsanaan.
Erayo la-mid ah
carcar1. Cudur finan leh oo naasaha geela ku dhaca. 2. Midab baraa…carcarAwood dihin oo aan weli wax lagu qaban.carcaraaf1. Dhibaato aad u weyn; rafaad. 2. Barsaq.carcaraafDhibaato weyn la kulmid.carcaraafsanWax carcaraafey ahansho.carcaraafsanaanld carcaraafsanaansho.carceerWax muuqaalkiisa libdhid.carceeridld carceer¹.

