Qaamuuska Asalka
carcaraafsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax carcaraafey ahansho.
Erayo la-mid ah
carcar1. Cudur finan leh oo naasaha geela ku dhaca. 2. Midab baraa…carcarAwood dihin oo aan weli wax lagu qaban.carcaraaf1. Dhibaato aad u weyn; rafaad. 2. Barsaq.carcaraafDhibaato weyn la kulmid.carcaraafsanaanld carcaraafsanaansho.carcaraafsanaansho/dh ld carcaraafsanaan.carceerWax muuqaalkiisa libdhid.carceeridld carceer¹.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
