Qaamuuska Asalka
carcar
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Cudur finan leh oo naasaha geela ku dhaca. 2. Midab baraashirix ah oo ay riyuhu ku yeeshaan qoorta.
Erayo la-mid ah
carcaraaf1. Dhibaato aad u weyn; rafaad. 2. Barsaq.carcaraafDhibaato weyn la kulmid.carcaraafsanWax carcaraafey ahansho.carcaraafsanaanld carcaraafsanaansho.carcaraafsanaansho/dh ld carcaraafsanaan.carceerWax muuqaalkiisa libdhid.carceeridld carceer¹.carceero1. ld ciiraciiro. Muuqaal ciiro ku jirto. 2. Kaalmo; gargaar…

