Qaamuuska Asalka
cantuug
(-gay, -gtay)Falg1
Macnaha
Cunto ama cabitaan, hal mar afka ka buuxin.
Erayo la-mid ah
cantabMeel godan, canka xoolaha ku taal oo daaqu ku ururo.cantalaal1. Hadal qof hurdayo ku hadlo; qarow. 2. ld cantalaalid.cantalaalQof hurdaya hadlid.cantalaalidld cantalaal¹.cantalyaaNooc ka mid ah haadda waaweyn oo leh gafuur dhuuban oo dheer…cantar1. Kibir; aabi. 2. C. ah: aan ulajeeddo fiican lahayn, aan m…cantar1. Kibir iyo islaweynaan muujin. 2. Hadal aan nuxur badan la…cantarabbaqashHadal aad u nuxur yar.

