Qaamuuska Asalka
cantalaal
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Hadal qof hurdayo ku hadlo; qarow. 2. ld cantalaalid.
Erayo la-mid ah
cantabMeel godan, canka xoolaha ku taal oo daaqu ku ururo.cantalaalidld cantalaal¹.cantalyaaNooc ka mid ah haadda waaweyn oo leh gafuur dhuuban oo dheer…cantar1. Kibir; aabi. 2. C. ah: aan ulajeeddo fiican lahayn, aan m…cantar1. Kibir iyo islaweynaan muujin. 2. Hadal aan nuxur badan la…cantarabbaqashHadal aad u nuxur yar.cantatab1. (-byo, m.dh) Qof aad u da'weyn oo caqligiisu doorsoomay. …cantatabCabsi darteed, si jaahwareersan oo aan caqligal ahayn u hadl…

