Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cantalyaa

MagacLafdheeri

Macnaha

Nooc ka mid ah haadda waaweyn oo leh gafuur dhuuban oo dheer, lugo dhaadheer iyo guluc laallaadda oo uu cuntada ku rito; baambow. ld candallaa, cantallaa, cantalay.

Erayo la-mid ah

cantabMeel godan, canka xoolaha ku taal oo daaqu ku ururo.cantalaal1. Hadal qof hurdayo ku hadlo; qarow. 2. ld cantalaalid.cantalaalQof hurdaya hadlid.cantalaalidld cantalaal¹.cantar1. Kibir; aabi. 2. C. ah: aan ulajeeddo fiican lahayn, aan m…cantar1. Kibir iyo islaweynaan muujin. 2. Hadal aan nuxur badan la…cantarabbaqashHadal aad u nuxur yar.cantatab1. (-byo, m.dh) Qof aad u da'weyn oo caqligiisu doorsoomay. …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms