Qaamuuska Asalka
canshuurqaadid
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Uruurinta canshuur laga soo ururiyo dadweynaha. ld canshuurqaad (1), cashuurqaadid.
Erayo la-mid ah
canshuurLacag boqolkiiba in laga qaado hantida dadweynaha si ay dawl…canshuur1. Hanti canshuur ka bixin. 2. Cid canaadid. ld cashuur².canshuuranWax la canshuuray ahaansho (hanti). ld cashuuran.canshuurashold cashuurasho.canshuuridld cashuurid.canshuurnaanld canshuurnaansho, cashuurnaan, cashuurnaansho.canshuurnaansho/dh ld canshuurnaan.canshuuroHanti, cashuur ka baxsasho. ld cashuuro.

