Qaamuuska Asalka
candhuufee
(-feeyay, -faysay)Falg2
Macnaha
1. Candhuuf marin. 2. Candhuuf ku tufid.
Erayo la-mid ah
candhaaqSi kala daadsanaan iyo qaabdarro ah u fadhiyid (qof).candhaaqidld candhaaq¹.candhaaqsashold candhaaqsi.candhaaqsoSi candhaaq ah u fadhiisasho.candhabeel1. Cudur ku dhaca candhada oo xididdada caanaha waaxyeela. 2…candhabeelCudur candhada ku dhacay awgeed xididdada caanaha waxyeeloob…candhabeelidld candhabeel¹ (2).candhableGun, sal.

