Qaamuuska Asalka
candhaaqso
(-saday, -satay)Falmg3
Macnaha
Si candhaaq ah u fadhiisasho.
Erayo la-mid ah
candhaaqSi kala daadsanaan iyo qaabdarro ah u fadhiyid (qof).candhaaqidld candhaaq¹.candhaaqsashold candhaaqsi.candhabeel1. Cudur ku dhaca candhada oo xididdada caanaha waaxyeela. 2…candhabeelCudur candhada ku dhacay awgeed xididdada caanaha waxyeeloob…candhabeelidld candhabeel¹ (2).candhableGun, sal.candhadheerWaraabaha kan dheddigga ah.

