Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

candhabeel

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Cudur ku dhaca candhada oo xididdada caanaha waaxyeela. 2. ld candhabeelid.

Erayo la-mid ah

candhaaqSi kala daadsanaan iyo qaabdarro ah u fadhiyid (qof).candhaaqidld candhaaq¹.candhaaqsashold candhaaqsi.candhaaqsoSi candhaaq ah u fadhiisasho.candhabeelidld candhabeel¹ (2).candhableGun, sal.candhadheerWaraabaha kan dheddigga ah.candhakarWeynaan iyo barar ka muuqda candho aad caano uga buuxsameen.
Erayga Manta
dawdar/mg1 (-ray, -rtay) 1. Isku d.: koox dad ah dhexgelid. 2. ld dowddar².

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms