Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

caloolsan

(-amaa, -amayd)
Falmg4

Macnaha

Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin ahaansho.

Erayo la-mid ah

calool1. Xubinta dheefshiidka nafleyda oo isku xirta hunguriga iyo…calool-adag1. Adkeysi iyo dulqaad loo yeesho dhibaato. 2. Naxariis iyo …calool-adaygKu c.: adkeysi iyo isbeddel la'aan muujin.calool-engegnaanXaalad dhigidda saxarada ay aad u yaraato ama saxarada ay aa…calool-jilciye(daaw.) Dawo badisa caloolbaxa, ayadoo jilcinaysa saxarada a…calool-kusidQof xumaatada lagu sameeyo aan illaawin; uurkuqaad.caloolacadDagaal dad badan ku hoobtay. ld caloolacaddo.caloolacaddeeNafley galgalasho hadba caloosha la soo kormarinayo samayn.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms