Qaamuuska Asalka
caloolacad
(-dyo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Dagaal dad badan ku hoobtay. ld caloolacaddo.
Erayo la-mid ah
calool1. Xubinta dheefshiidka nafleyda oo isku xirta hunguriga iyo…calool-adag1. Adkeysi iyo dulqaad loo yeesho dhibaato. 2. Naxariis iyo …calool-adaygKu c.: adkeysi iyo isbeddel la'aan muujin.calool-engegnaanXaalad dhigidda saxarada ay aad u yaraato ama saxarada ay aa…calool-jilciye(daaw.) Dawo badisa caloolbaxa, ayadoo jilcinaysa saxarada a…calool-kusidQof xumaatada lagu sameeyo aan illaawin; uurkuqaad.caloolacaddeeNafley galgalasho hadba caloosha la soo kormarinayo samayn.calooladkaanld calool adayg¹, calool-adkaansho.

