Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

calool-engegnaan

(daaw.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Xaalad dhigidda saxarada ay aad u yaraato ama saxarada ay aad u adkaato yaraatana ama soo dhaafidda saxarada ay dhib ama xanuun keento.

Erayo la-mid ah

calool1. Xubinta dheefshiidka nafleyda oo isku xirta hunguriga iyo…calool-adag1. Adkeysi iyo dulqaad loo yeesho dhibaato. 2. Naxariis iyo …calool-adaygKu c.: adkeysi iyo isbeddel la'aan muujin.calool-jilciye(daaw.) Dawo badisa caloolbaxa, ayadoo jilcinaysa saxarada a…calool-kusidQof xumaatada lagu sameeyo aan illaawin; uurkuqaad.caloolacadDagaal dad badan ku hoobtay. ld caloolacaddo.caloolacaddeeNafley galgalasho hadba caloosha la soo kormarinayo samayn.calooladkaanld calool adayg¹, calool-adkaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms