Qaamuuska Asalka
cadcaddeys
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Roob yar aan dhulka biyo dhigin. 2. ld cadcaddeyn.
Erayo la-mid ah
cadcad1. Ka c.: qof, qof kale ka firfircoon ahaansho. 2. Bar cadca…cadcadWaxaro yaryar oo aan weli ababin.cadcadaysanWax la cadcadeeyey ahaansho. ld cadadaysan.cadcadaysnaanld cadcadaysnaansho, cadadaysnaan, cadadaysnaansho.cadcadaysnaansho/dh ld cadcadaysnaan.cadcaddaanld cadcaddaansho.cadcaddaansho/dh ld cadcaddaan.cadcaddeeRoob da'ay biyo aan badnayn oo aan rays fiican yeelan karin …

