Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cadcaddee

(-deeyay, -deysay)
Falg2

Macnaha

Roob da'ay biyo aan badnayn oo aan rays fiican yeelan karin dhigid.

Erayo la-mid ah

cadcad1. Ka c.: qof, qof kale ka firfircoon ahaansho. 2. Bar cadca…cadcadWaxaro yaryar oo aan weli ababin.cadcadaysanWax la cadcadeeyey ahaansho. ld cadadaysan.cadcadaysnaanld cadcadaysnaansho, cadadaysnaan, cadadaysnaansho.cadcadaysnaansho/dh ld cadcadaysnaan.cadcaddaanld cadcaddaansho.cadcaddaansho/dh ld cadcaddaan.cadcaddeyUbad xoolaad oo caano nuug ah.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms