Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cadcad

MagacLafdheeri

Macnaha

Waxaro yaryar oo aan weli ababin.

Erayo la-mid ah

cadcadaysanWax la cadcadeeyey ahaansho. ld cadadaysan.cadcadaysnaanld cadcadaysnaansho, cadadaysnaan, cadadaysnaansho.cadcadaysnaansho/dh ld cadcadaysnaan.cadcaddaanld cadcaddaansho.cadcaddaansho/dh ld cadcaddaan.cadcaddeeRoob da'ay biyo aan badnayn oo aan rays fiican yeelan karin …cadcaddeyUbad xoolaad oo caano nuug ah.cadcaddeynld cadcaddeys (2).
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms