Qaamuuska Asalka
cadaadis-beege
(-gayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(fiis.) Qalabka loo isticmaalo in lagu cabbiro cadaadiska gibilka. Qaabkiisa ugu sahlan waxa loo yaqaan cadaadis beegaha meerkari; meerkaridaas oo ku jirta dhululubo qarsho ah oo xiran oo lagu gembiyay meerkari kale oo weel ku jirta; meerkaridaas ku jirta dhululubada waxay ismiisamayaan culayska gibilka, dherekeeduna wuxuu ku siinayaa cabbirka culayska cadaadiska gibilka. Heerka meerkarida ee dhululubada ku jirta wuxuu tusinayaa celceliska cadaadiska gebilka ee bad la simanta.
Erayo la-mid ah
cadaab1. (dii.) Eebbe, inta caasiday naar gelin. 2. Cid ciqaabid.cadaab/dh 1. (dii.) Meel aad u kulul, dhibaato badan oo lagu ciqaa…cadaad/dh (cadaad, m.dh) 1. Geed, qodxo yaryar oo qaroofan iyo xab…cadaadiQof ciriiri gelin, dhibid.cadaadinld cadaadis¹ (3).cadaadisXoogga lignaan u saaran halkii halbeeg ee bed ah ama waa saa…cadaadisWaa dawlad awoodsheegasho ku dhisan, caddaalad darro iyo hog…cadaadis1. Hawo c. saarid. 2. Xoogga ku dhaca halbeeg bed ah. 3. ld …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
