Qaamuuska Asalka
cadaab
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh 1. (dii.) Meel aad u kulul, dhibaato badan oo lagu ciqaabo inta Eebbe ku caasiday marka ay aakhiro tagaan; naar. 2. Dhibaato weyn; silic; rafaad.
Erayo la-mid ah
cadaad/dh (cadaad, m.dh) 1. Geed, qodxo yaryar oo qaroofan iyo xabā¦cadaadiQof ciriiri gelin, dhibid.cadaadinld cadaadis¹ (3).cadaadis1. Hawo c. saarid. 2. Xoogga ku dhaca halbeeg bed ah. 3. ld ā¦cadaadisXoogga lignaan u saaran halkii halbeeg ee bed ah ama waa saaā¦cadaadisWaa dawlad awoodsheegasho ku dhisan, caddaalad darro iyo hogā¦cadaadis-beege(fiis.) Qalabka loo isticmaalo in lagu cabbiro cadaadiska giā¦cadaadis-ekeeye(juqr.) Xarriiq ku yaal khariidad ama kaarto dusheed oo iskuā¦
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
