Qaamuuska Asalka
cadaadis
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Hawo c. saarid. 2. Xoogga ku dhaca halbeeg bed ah. 3. ld cadadin.
Erayo la-mid ah
cadaab1. (dii.) Eebbe, inta caasiday naar gelin. 2. Cid ciqaabid.cadaab/dh 1. (dii.) Meel aad u kulul, dhibaato badan oo lagu ciqaaā¦cadaad/dh (cadaad, m.dh) 1. Geed, qodxo yaryar oo qaroofan iyo xabā¦cadaadiQof ciriiri gelin, dhibid.cadaadinld cadaadis¹ (3).cadaadis-beege(fiis.) Qalabka loo isticmaalo in lagu cabbiro cadaadiska giā¦cadaadis-ekeeye(juqr.) Xarriiq ku yaal khariidad ama kaarto dusheed oo iskuā¦cadaadis-gibileed(fiis.) Culayska saaran bar ee ka dhasha cadaadiska hawada kā¦
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
