Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cad

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Midabka caanaha, nuuradda iwm ee soo celiya ilayska qorraxda. 2. Wax bayaan ah oo aan shaki ku jirin.

Erayo la-mid ah

cadaab1. (dii.) Eebbe, inta caasiday naar gelin. 2. Cid ciqaabid.cadaab/dh 1. (dii.) Meel aad u kulul, dhibaato badan oo lagu ciqaa…cadaad/dh (cadaad, m.dh) 1. Geed, qodxo yaryar oo qaroofan iyo xab…cadaadiQof ciriiri gelin, dhibid.cadaadinld cadaadis¹ (3).cadaadis1. Hawo c. saarid. 2. Xoogga ku dhaca halbeeg bed ah. 3. ld …cadaadisXoogga lignaan u saaran halkii halbeeg ee bed ah ama waa saa…cadaadisWaa dawlad awoodsheegasho ku dhisan, caddaalad darro iyo hog…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms