Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cabbee

(-beeyay, -baysay)
Falg2

Macnaha

1. Jawaan, sanduuq iwm suuf, dhar iwm ku cidid. 2. Buntukh dhuunta xabbad u dhigid si ay dhicid diyaar ugu noqoto.

Erayo la-mid ah

cabbaadąbbaar.cabbaarMasaafada rati rarani ku daalo.cabbaar1. Waqti aan badnayn ama aan fogayn. 2. Masaafo aan dheerayn…cabbaarRati raran daalid.cabbanWax adkaysi yar leh ahaansho; nuglaansho (qof).cabbanaanld cabbanaansho.cabbanaansho/dh ld cabbanaan.cabbaneGeed saliiddiisa la isku qaras falo.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms