Qaamuuska Asalka
cabbanaan
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld cabbanaansho.
Erayo la-mid ah
cabbaadąbbaar.cabbaarMasaafada rati rarani ku daalo.cabbaar1. Waqti aan badnayn ama aan fogayn. 2. Masaafo aan dheerayn…cabbaarRati raran daalid.cabbanWax adkaysi yar leh ahaansho; nuglaansho (qof).cabbanaansho/dh ld cabbanaan.cabbaneGeed saliiddiisa la isku qaras falo.cabbaysanWax la cabbeeyey ahaansho.

