Qaamuuska Asalka
cabbaad
MagacLafdheeri
Macnaha
ąbbaar.
Erayo la-mid ah
cabbaar1. Waqti aan badnayn ama aan fogayn. 2. Masaafo aan dheerayn…cabbaarRati raran daalid.cabbaarMasaafada rati rarani ku daalo.cabbanWax adkaysi yar leh ahaansho; nuglaansho (qof).cabbanaanld cabbanaansho.cabbanaansho/dh ld cabbanaan.cabbaneGeed saliiddiisa la isku qaras falo.cabbaysanWax la cabbeeyey ahaansho.

