Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

caaqil

(-liin/-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Nin caqli badan. 2. (-llo/cuqaal m.dh) Nin bulsho meel ku wada nool u dooratay inuu madax u noqdo; nabaddoon.

Erayo la-mid ah

caaqC. ah qof aad u garaad yar.caaqibaxumoXaalad aan aayatiinkeedu wanaagsanayn. ld caaqibaxumi.caaqibeeWax caaqibo u yeelid.caaqibo1. Cirib dambeedka qof leeyahey, aayatiin. 2. Waxtar iyo wan…caaqiladNaag caqli badan.caaqilnimoCaaqil ahaansho.caaqiloCiqaabta Rabbi ee ku dhaca cid cid kale ama wax kale ku gabb…caaqnimoCaaq ahaansho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms