Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

caaqibee

(-beeyay, -baysay)
Falg2

Macnaha

Wax caaqibo u yeelid.

Erayo la-mid ah

caaqC. ah qof aad u garaad yar.caaqibaxumoXaalad aan aayatiinkeedu wanaagsanayn. ld caaqibaxumi.caaqibo1. Cirib dambeedka qof leeyahey, aayatiin. 2. Waxtar iyo wan…caaqil1. Nin caqli badan. 2. (-llo/cuqaal m.dh) Nin bulsho meel ku…caaqiladNaag caqli badan.caaqilnimoCaaqil ahaansho.caaqiloCiqaabta Rabbi ee ku dhaca cid cid kale ama wax kale ku gabb…caaqnimoCaaq ahaansho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms