Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

caaq

(-qyo, m.dh)
MagacLafdheerikh

Macnaha

C. ah qof aad u garaad yar.

Erayo la-mid ah

caaqibaxumoXaalad aan aayatiinkeedu wanaagsanayn. ld caaqibaxumi.caaqibeeWax caaqibo u yeelid.caaqibo1. Cirib dambeedka qof leeyahey, aayatiin. 2. Waxtar iyo wan…caaqil1. Nin caqli badan. 2. (-llo/cuqaal m.dh) Nin bulsho meel ku…caaqiladNaag caqli badan.caaqilnimoCaaqil ahaansho.caaqiloCiqaabta Rabbi ee ku dhaca cid cid kale ama wax kale ku gabb…caaqnimoCaaq ahaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms