Qaamuuska Asalka
buuxso
(-saday, -satay)Falg3
Macnaha
1. Wax muggiisa wax dhan ku shubasho ama ku qaadasho. 2. Foomka b.: warqad meela- heeda bannaan shuruudo looga baahnaa ku qorasho.
Erayo la-mid ah
buux1. B. ah: wax jilaysan. 2. ld buuxid.buuxWax muggiisa ama qaadkiisu ku jiraan noqosho.buuxdhaaf1. Wax muggooda, inta dheeraadka ku ah. 2. ld buuxdhaafid.buuxdhaafWax muggooda in ka badan lagu shubay noqosho.buuxdhaafiWax muggiisa in ka badan ku shubid.buuxdhaafidld buuxdhaafi¹ (2).buuxdhaafinld buuxdhaafis.buuxi1. Wax muggiisa ku shubid. 2. Kaalin maran gelid. 3. Foomka …

