Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

buuxi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

1. Wax muggiisa ku shubid. 2. Kaalin maran gelid. 3. Foomka b.: shuruudaha warqad looga baahnaa meelaheeda bannaan ku qorid.

Erayo la-mid ah

buux1. B. ah: wax jilaysan. 2. ld buuxid.buuxWax muggiisa ama qaadkiisu ku jiraan noqosho.buuxdhaaf1. Wax muggooda, inta dheeraadka ku ah. 2. ld buuxdhaafid.buuxdhaafWax muggooda in ka badan lagu shubay noqosho.buuxdhaafiWax muggiisa in ka badan ku shubid.buuxdhaafidld buuxdhaafi¹ (2).buuxdhaafinld buuxdhaafis.buuxidld buux¹ (2).
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms