Qaamuuska Asalka
buuxdhaaf
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Wax muggooda, inta dheeraadka ku ah. 2. ld buuxdhaafid.
Erayo la-mid ah
buux1. B. ah: wax jilaysan. 2. ld buuxid.buuxWax muggiisa ama qaadkiisu ku jiraan noqosho.buuxdhaafiWax muggiisa in ka badan ku shubid.buuxdhaafidld buuxdhaafi¹ (2).buuxdhaafinld buuxdhaafis.buuxi1. Wax muggiisa ku shubid. 2. Kaalin maran gelid. 3. Foomka ā¦buuxidld buux¹ (2).buuxinld buuxis (2).

