Erayo la-mid ah
buuxWax muggiisa ama qaadkiisu ku jiraan noqosho.buux1. B. ah: wax jilaysan. 2. ld buuxid.buuxdhaaf1. Wax muggooda, inta dheeraadka ku ah. 2. ld buuxdhaafid.buuxdhaafWax muggooda in ka badan lagu shubay noqosho.buuxdhaafiWax muggiisa in ka badan ku shubid.buuxdhaafidld buuxdhaafi¹ (2).buuxdhaafinld buuxdhaafis.buuxi1. Wax muggiisa ku shubid. 2. Kaalin maran gelid. 3. Foomka …

