Qaamuuska Asalka
buuryaqab
(buuryaqab/-byo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Qof aan gudnayn. ld beejaqab.
Erayo la-mid ah
buur/dh (-rar/-ro, m.l) 1. Wax sida dhagax ciid iwm oo inta la i…buur1. Wax sida ciid, dhagxaan iwm meel tuurid. 2. Afka b.: caro…buurCuf baraf dhuleed oo ka sammaysmay dhammaadka baraf weyne am…buur-sameynBuur dhisid: isbeddel ku dhaca heerka sinnaanta qolofta dhul…buuranWax cayilay ahaansho.buurbuur1. Barar; higaag. 2. (u) Wax farabadan; tubaalo.buureXuub biyo ku jiraan oo ka yimaada sabiisha xoolaha ugaarta i…buuriQof ama wax cayilin, naaxin; wax weynayn.

