Qaamuuska Asalka
buur
(-yo, m.dh)MagacLafdheeriUrursi
Macnaha
Cuf baraf dhuleed oo ka sammaysmay dhammaadka baraf weyne ama baraf gogol. Buur baraftu waxay dul sabbaysaa badda.
Erayo la-mid ah
buur-sameynBuur dhisid: isbeddel ku dhaca heerka sinnaanta qolofta dhul…buuranWax cayilay ahaansho.buurbuur1. Barar; higaag. 2. (u) Wax farabadan; tubaalo.buureXuub biyo ku jiraan oo ka yimaada sabiisha xoolaha ugaarta i…buuri1. Geedo jaadad badan ah oo ubax guduud iyo caddaan ah iyo c…buuriQof ama wax cayilin, naaxin; wax weynayn.buuriyahan1. Qof sigaarka aad u cabba. 2. Qof tubaakada cuniddeeda bad…buurnaanld buurnaansho, buurni.

