Qaamuuska Asalka
buur-sameyn
(jool.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Buur dhisid: isbeddel ku dhaca heerka sinnaanta qolofta dhullka, isbeddelkaas oo dhadhaabo kor loogu soo tuuro si ay u sameeyaan silsillado buuro laalaab ama dhul go'.
Erayo la-mid ah
buurCuf baraf dhuleed oo ka sammaysmay dhammaadka baraf weyne am…buur/dh (-rar/-ro, m.l) 1. Wax sida dhagax ciid iwm oo inta la i…buur1. Wax sida ciid, dhagxaan iwm meel tuurid. 2. Afka b.: caro…buuranWax cayilay ahaansho.buurbuur1. Barar; higaag. 2. (u) Wax farabadan; tubaalo.buureXuub biyo ku jiraan oo ka yimaada sabiisha xoolaha ugaarta i…buuri1. Geedo jaadad badan ah oo ubax guduud iyo caddaan ah iyo c…buuriQof ama wax cayilin, naaxin; wax weynayn.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
