Qaamuuska Asalka
buufiye
(-yayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(fiis.) Qalab tamar siiya dareere si uu uga dhaqaajiyo meel ama heer ilaa heer ama kor u qaado cadaadiska.
Erayo la-mid ah
buufXuddun.buuf1. Duufsi. 2. B. ku hay: ladnaan. Tus. “Cali buuftuu ku haya…buufbuufDugaagad dahab ama qalin ka samaysan.buufi1. Wax neef ku shubid. 2. Neef maaddo ur leh ama sun ka same…buufimoQalab maqaar ka sameyn, bixiya neef badan, leh qaab laba sib…buufinXuub yar cinjir ka samaysan, qaabab kala duwan leh, marka ha…buufinld buufis.buuflee1. Xoolo baad ka dhergid. 2. Cid caro ama kibir muujin.

