Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

buufin

MagacLafdheeri

Macnaha

Xuub yar cinjir ka samaysan, qaabab kala duwan leh, marka hawo laga buuxiyo kala baxa oo carruurtu ku ciyaarto.

Erayo la-mid ah

buufXuddun.buuf1. Duufsi. 2. B. ku hay: ladnaan. Tus. “Cali buuftuu ku haya…buufbuufDugaagad dahab ama qalin ka samaysan.buufi1. Wax neef ku shubid. 2. Neef maaddo ur leh ama sun ka same…buufimoQalab maqaar ka sameyn, bixiya neef badan, leh qaab laba sib…buufiye(fiis.) Qalab tamar siiya dareere si uu uga dhaqaajiyo meel …buuflee1. Xoolo baad ka dhergid. 2. Cid caro ama kibir muujin.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms